Ma qof baa kuu sheegay in aad ka weyn tahay 18 jir, adigoo og in aad ka yar tahay 18 jir?
🇬🇧 Ku noqo bogga Ingiriisiga / Go back to page in English
Waxaan nahay Youth Support Collective, waxaana qornay wax aan rajaynayno inay ku caawin doonaan. Waxay ku saabsan yihiin qiimeynta da’da:
❓ Waa maxay qiimeynta da’da iyo sababta ay muhiim u tahay
❓ Waa maxay xuquuqdaada marka qiimeyn da’ la sameynayo
❓ Sida aad u heli karto caawimaad
Ku dul hay hagaha hoose (cursor-ka) oo dooro. ⬇️ si aad u soo dejisato oo u akhrisato📱Haddii aad ku jirto taleefan, guji isku-xirka PDF-ga.
Somali - Guide to Age Assessments.pdf
Yaan nahay?

Ururka Taageerada Dhallinyarada (Youth Support Collective) waa koox dhallinyaro ah oo soo maray qiimeyn da’ (age assessment). Waxaan ka nimid Afgaanistaan, Eritrea, Suudaan, iyo dalal kale oo badan hadda na ku nool UK.
Waxaan rabnaa inaan caawinno dhallinyaro nagu mid ah oo dhibaato kala kulma qiimeynta da’da, si ay u fahmaan xuquuqdooda iyo sida ay uga dacwoon karaan/ula dagaallami karaan go’aanno khaldan
Mustaqbalka waxaan rajaynaynaa inaan sameyno fiidiyowyo, fariimo cod ah (voicenotes), iyo agab kale oo macluumaad ah, sidaas darteed sii hubi mar walba!
📣 Ma rabtaa inaad naga caawiso? Ama ma jeclaan lahayd inaad wax naga sheegto kheyraadkan? Noogu soo qor halkan.